Dhac Nuuc cusub ah oo kusoo kordhay Muqdisho iyo Walaac laga muujiyay !!

Waxaa mudooyinkan dambe xaafado katirsan magaalada Muqdisho kusoo batay dhaca loo geesanayo Mootooyinka labo lugaaleyda ee loo yaqaan Fekon, oo ay inta badan isticmaalaan dhalinyarada.   Mootooyinkan ayaana waxaa dhaca dhalinyaro labo labo u socota kuwaa oo xaafadaha dhax lugeeya , waxa ayna inta badan raadiyaan mooto meel banaan looga tago iyagoona riixda kadibna la … Continue reading Dhac Nuuc cusub ah oo kusoo kordhay Muqdisho iyo Walaac laga muujiyay !!